Masuul uu maalin ka hor Magacaabay RW Xamse oo xilka la wareegay (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay Xoghayihii Joogtada hore, Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, iyo Xoghayaha Joogtada Cusub, Mudane Xamse Aadan Xaadow. Munaasabadda xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal (Fanax), agaasimayaasha waaxyaha, la-taliyayaasha iyo qaar ka mid ah … Continue reading Masuul uu maalin ka hor Magacaabay RW Xamse oo xilka la wareegay (Sawirro)